Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Gudoomiyihii Golaha Dhexe

Hargeysa(RH)Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye ayaa maanta Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga Ka Qaaday Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbigaasi Kulmiye Jaamac Shabeel.Waxaana la Amrey in Xilka Gudoomiyaha Golaha Dhexe  uu si ku meelgaadh ah u sii Hayo Gudoomiye ku xigeenka  Golaha dhexe ee Xisbigaasi .

GU

 

 

Category