RH: Kolding Bazar ayaa bishan soo socota u guuri doona bartamaha magaalada Kolding, kadib markii lagu amray inuu ka baxo goobtiisii hore ee Skovparkens Butikscenter 1-da November. Dhismahan ayaa la qorsheeyay in la dumiyo, taas oo ka dhalatay qorshaha lagu soo afjarayo aagga loo aqoonsaday in uu noqday "ghetto".
Warar
Pagination
- Page 1
- Next page