![](/sites/default/files/styles/medium/public/2019-10/taalo-sayid-m-c-xasan1.jpg?itok=PjiG8kdk)
Muqdisho (RH)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinkii Muqdisho ku yaallay sida Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo Taako iyo Axmed Gurey oo dhammaantood dib u dhis iyo dayactir lagu sameeyey.
Haddaba, Radio Hormuud ayaa makarafoonka la dhexmartay qaar ka mid ah dadka Muqdisho oo ka warramaya tallooyinka dib loo dhisay.